Waxaa uun abuurta Been kuwa an rumayn Aayaadka Eebe kuwaasuna iyaga umbaa Beenaalayaala. (105)
الترجمة الصومالية
إِنَّمَا يَفۡتَرِي ٱلۡكَذِبَ ٱلَّذِينَ لَا يُؤۡمِنُونَ بِـَٔايَٰتِ ٱللَّهِۖ وَأُوْلَـٰٓئِكَ هُمُ ٱلۡكَٰذِبُونَ
Waxaa uun abuurta Been kuwaan rumayn Aayaadka Eebe kuwaasuna iyaga umbaa Beenaalayaala.
Mahmud Muhammad Abduh - Somali translation